2025-03-14

Hayada HAVOYOCO oo kaashanaysa wasaarada Waxbarashada Somaliland Waxay soo gunaanaday tababar ku saabsan maamulka iyo maaraynta, habsami u maamulka dhaqaalaha iyo xisaabadka oo loo qabtay. maamulayaasha ka socda 25 school oo hoos yimaad Gobolka Maroodijeex

HAVOYOCO concluded 3 days training for head teachers and deputy teachers on school and financial management and basic accounting

Share:

Other Articles